Chelsea Fc Somalian Fans

About Chelsea Fc Somalian Fans

Asc, waa page-ka aan ugu talo galnay taageerayaasha Soomaalida ah ee Chelsea, waxaadka heli kartaa warbixino iyo warar lu saabsan Chelsea Blues

Chelsea Fc Somalian Fans Description

Asc, waa page-ka aan ugu talo galnay taageerayaasha Soomaalida ah ee Chelsea, waxaadka heli kartaa warbixino iyo warar lu saabsan Chelsea Blues

Reviews

User

Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu gudubtay Wareega 32-ka kooxood ee Koobka Europe League.
Hal gool oo uu dhaliyay Oliver Giroud, ayaa si rasmi ah ay ugu gudubtay Kooxdu.

User

Alvaro Morata Man of the match
Meeqo Like ayuu u qalmaa Mr. Mora

User

โšฝโšฝ Alvaro Morata โšฝ Pedro Rodriguez
11 kulan oo PL ah oo xidhiidh ah oo Aan laga badin Kooxda Chelsea
... 3 Barbar dhac iyo 8 Guulood.
See More

User

Line up ka rasmiga ah ee Vs Crystal palace

User

Asckum Fans ka Sharafta leh.
Sidii hore ay u balan qaadeen Admin ka page ku, waxaanu shaacin doonaa maalinka beri ah 5-Nov-2018 hadii alle ka dhigo, taageerayaasha page ka ku xidhan, qofkii ugu #Like ta badnaa iyo qof kii ugu #Comment ga badnaa, Tobankii kulan ee ugu horeeyay Xili Ciyaareedkan 2018/19 ee ay ciyaareen kooxda Chelsea FC.
Qiimayn, cadaalad ah oo aan eexasho iyo qof jeclaysi lahayn ayaa lagu sameeyay, loona soo xulay, waxaanu sugaynaa oo qudha inta ay labada Qof ...noosoo dirayaan sawiradooda.
Dhamaantiin aad baad umahadsan tihiin, Fans ka sharafta leh, La'antiin waxba muu ahaadeen page kani ๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™
Waxaanu kale oo balan qaadaynaa in 10-ka kulan ee xigana aanu sidaas oo kale sameyn doono hadii alle nafta inoo daayo, Tobankaas kulan oo ka bilaabmi doona kulanka Berri (Axad) ee Chelsea vs Crystal palace.
FG: Sawirka hoose waa post gii anu ku shaacinay in aanu ku casuumi shakhsiyaadka guulaysta.
#Blues4Ever
See More

User

3๏ธโƒฃ goals 3๏ธโƒฃ assists
Ross Barkley wuxuu kasoo dhalaaley kulamadii kooxdu ciyaartey bishan October isagoo loomagaacabey tartamayaasha abaalmarinta eelayidhaahdo EA SPORTS Player of the Month! ๐Ÿ‘Œ Ciyaartoyga ugu wanaagsan league ee bisha ... ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ‘Œ
See More

User

Hadalkii macalin sari ee taam ahaanshaha Super Edin Hazard

User

Macalin Cesc Fabregas Respect ๐Ÿ™

User

Ciyaar Raaxo leh iyo Saddex dhibcood oo saafi ah
Score kii badis ka ahaa ee xili ciyaareedka oo dhan oo halkiisii kasii socda.

User

Burnley vs Chelaea
Line up ka Rasmiga ah

User

Ruben loftus Cheek Laba Gooooool Chelsea 2:0 BATE

User

Shaxda Rasmiga ah ee Ciyaarta caawa ee Europe League
Chelsea vs BATE
Blues Guul ๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

User

Xidiga ugu saamaynta badan kooxdeena ee Eden Hazard ayaa sheegay inuu kusii nagaanayo Bridge iyo sidoo kale London.
Wargayska Gazetta dello Sport ayaa shaaciyay in Eden Hazard uu goโ€™aansaday in uu sii joogo Chelsea isaga oo waliba miiska loo saaray dalabka heshiiska cusub ee ay maamulka Blues ku doonayaan in uu saxiixo si uu waqti dheer ugu qaato Stamford Bridge.
Waxaa warbixintan lagu xaqiijiyay in Eden Hazard uu todobaadyada soo socda ogolaan doono saxiixida heshiiska cusub... ee ay Chelsea u soo bandhigtay kaas oo uu todobaadkii ku qaadan doono ยฃ300,000 kun oo gini.
#Ck
See More

User

Farqigii u dhaxeeyay Man United ve Chelsea.
Jimce Wacan Fans

User

Hazard Ciyaartoyga aduunka ugu fiican marka laga tago Ronaldo iyo Messi +++++++++++++++++++++++++++++++
Shabakada BBC Sports ayaa daaha ka rogtay warbixin lagu ogaanayay in jamaahiirta kubbada cagta aduunku ay kala goโ€™aamiyaan ciyaartoyda aduunka ugu fiican marka aan codbixinta lagu darin Ronaldo iyo Messi.
... Eden Hazard ayaa loo doortay xidiga aduunka ugu fiican marka laga yimaado Messi iyo Ronaldo wuxuuna helay boqolkiiba 31% codbixintii lagu goโ€™aamiyay xidiga Messi iyo Ronaldo ku soo xiga ee aduunka ugu fiican isaga oo ugu dhawaan helay laba jibaarka codadka xidigaha ku soo xiga.
Halkan kaga bogo Qaabkii Jamaahiirta Caalamku ay u goโ€™aamiyeen Ciyaartoyda aduunka ugu fiican marka aan codbixinta lagu darin Ronaldo iyo Messi.
1. Eden Hazard โ€“ 31% =2. Kylian Mbappe โ€“ 16% =2. Luka Modric โ€“ 16% 4. Neymar โ€“ 9% =5. Mohamed Salah โ€“ 8% =5. Kevin De Bruyne โ€“ 8% 7. Other โ€“ 5% 8. Virgil van Dijk โ€“ 4% 9. Antoine Griezmann โ€“ 3%
See More

User

Rasmi Super Eden Hazard ayaa loo doortay xidigii ugu wacnaa Bishii septemper ee Horyaalka premier League.

User

Captain ka qudha ee Ku guulaystay Shan Premier League waana Score u gaar ah Jhon Terry 26 , guud ahaana 15 koob.
Imisa Like ayuu inooga qalmaa Legend Terry.

User

Guushii caawa Eden Hazard 29 min Ross Barkley 57 min Alvaro Morata 90 min Hogaamiyayaasha horyaalka ... #come_on_chelsea
See More

User

#come_on_chelsea Guushii caawa

User

hala blues

User

Funy team, keep blue flag high, we are stars of landon, london is blue

User

Funny team, keep blue flag high, we are stars of Landon, London is blue

User

Chelsea best team keep blue flag high london is blue

User

I like this Clup

More about Chelsea Fc Somalian Fans

Chelsea Fc Somalian Fans is located at Full ham street, West London, London, United Kingdom
634307530
http://www.chelseafc.com/