Gallad Tv

About Gallad Tv

Waa galad TV waxaad ka heli donta wararki ugu danbeyay barnamijyo tayo leh hada ha moogaan oo ku xirnow galad official page please comment like and share

Reviews

User

DAAWO : Taliyihii hore Ee Ciidanka Milatery-ga Somalia Oo Waraysi Ku Bixiyay Magaalada Hargeysa Xili Uu Siilaanyo La kulmay.

User

Umadii hogaan keeda Adeecda ayaa rabi u abaal mariyaa adeeca Uluul Amrigiina Raxmada roobka rabi ku manaystay Carmo daawasho wacan

User

Putland"maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Gobolka Bari Boosaaso ayaa waxaa Ay Xakuno Kala Duwan ku Riday 13 Ruux oo lagu ee Deeyay in ay ka tirsanaayeen Ururka Alshabaab.

User

DAAWO : Galmudug Oo Weerar Afka ah ku qaaday Puntland Eed weyna Dusha ka saartay .

User

Galmudug oo Masaakiintii maciin Biday kadib markii Puntland uga awood roonaatay dagaaladii Gaalkacyo ka dhacay Maxaabiista Intay qabanayaan may dhismaha Maxjarka joojiyaan :D Beesha jareer weyn iyo Raxaweyn waa inay war dag daga kasoo saaran Ficilka foosha xun ee ay ku kacday Galmudug. majiraa Askari aanan garanaynin taliyaha Watay Magaciisa ?

User

DAAWO : Xirsi Gaab Oo Dhulka Lagu Jiidey " Shalay Markii aad Xabxablaha ahayd Muuse Biixi Cabdi Duuliye ayuu ahaa " Meel halkana Cidiba kala Xishoon mayso ku Beeshaada ah intii laguusoo adeegsado ayuu magaca kaa Kufsanayaa

User

(Galkacyo) Geesi waa Nabad iyo Guul, fulayna waa colaad iyo cago cadaan!! "Madaafiicda dhacaysa hadaysan cidi wax ku noqon xitaa maskaxday xasuuqayaan Isimada iyagaa xukuma waa inay naga qabtaan madaxda"ayuu yiri Jacfar

User

COLAADA KASOCOTA GALKACYO AYAA WAXAA LAGU CANBAAREEYAY MADAXWAYNIHII XILKIISII DHAMAADAY XASAN SH MAXAMUD

User

muxaadaro sh siciid raage please share

User

Xildhibaan ka tirsan puntland oo Diiday Soo xulida Aqalka sare puntland ummatalaya Somali Arintaas oo uu ku sheegay cadaslad daro #Xildhiban Dr-Mohamed Ahmed Jaceel

User

Daawo Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha dowladda puntland Ahmed karaash iyo wafdi baraalaran oo uu hogaaminayo oo Booqdey maxjarka maanta Oo jawaab kulul u diray isbahaysiga DF iyo galnus

User

"IGA BADAN SHOW" WITH HAPPY KHALIF"

User

MAXAAD KALEEDIHIIN VIDEOWGAAN ASAXAABEEY WAA WARIYE CAAN AH ILAHAY HA ILAALIYO SXBKAY COOLDOON MUJAAHID SOOMAALIYEED UDUCEEYA MARWALBA WAXA UU UTAAGANYAHAY DIFAACIDA QARANKIINA SOOMAALIYEED LIKE SHARE AND COMMENTS HA ILOOBIN FADLAN FIKIRKAAGUNA WAA MUHIIM IN AAD NALA WADAAGTO MAHADSANID

User

Daawo-Qaabka Ay Doorashada Qaran u dhacayso. Muuqaalkaan Waxaa diyaariyay Xafiiska QM Somalia.

User

Libaax Somaliyed Runti Aad Ban Masadan U Daremay Maaso Ka Turjumeysa Xalada Manta Taagan Iyo Sidan Anagu Iskugu Muqano!! Somaali Imaanka Allah Kuso Cesho Qabyalad Baa ba bi isay.!!

More about Gallad Tv

Gallad Tv is located at 37 WHITEMORE ROAD, B10 0NR Birmingham, United Kingdom
07403072483
http://galladtv.com