Radio Buulo Xuubeey

News Personality
4.8 star rating
34

About Radio Buulo Xuubeey

Waxaan bartaan mar waliba idinkugu soo gudbin doonaa, barnaamijyo waxtar u leh bulshadeena, iyaga oo ku daawan doona inshaa Allaah afkooda Hooyo

Radio Buulo Xuubeey Description

Page-kaani waxaa loo abuuray in dadka uu usoo bandhigo barnaamijyo wax ku ool u ah noloshooda, page-kaani waxaad ka heli kartaan barnaamijyo aan ku tarjunay afkeena Hooyo

Reviews

User

“Ixtiraamka uu qof muujiyo ma ahan jaceyl, ee waa mid muujinaysa tarbiyadda wanaagsan uu kusoo barbaaray, waa in aad Ixtiraamtaa dadka xitaa hadaadan jacleyn qofkaasi”

User

“#Gacmo Daahirsan ayaa wax daahirsha”
Soomaalideena Yar iyo Waynba gacmaheena waa kuwa aan daahir ka aheyn beenta,dulmiga,nin jacleysiga, gardaradda, Qabyaalada, Iwm.
Nin walibaa wuxuu dalka iyo dadka u galay taariikhdu waa ay qortay, waxa Soomaali ka dhaxeeyana waa dhul iyo Dadnimo, Diin iyo dhaqan haba sheegin oo 30 firqo ayaan maraynaa, ee maan gacmaheena daahirino intaanan gacmo kale wax ka sheegin.
... War hadaadan dalka iyo dadka wax u qaban karin, sooma haboona in carabkaaga iyo gacantaada laga nabad galo, Gaariga/Baabuurka 2 darawal ma kexeyn karaan’e?
See More

User

Gobonimo waxaa dilay, Xumaan lala gucleeyoo, Nin Qabiil u guuraa, Ma galo guri barwaaqeede, Geel iyo Lo' baan leenahay iyo Gaabanoow Ari'ye... Garroorka iyo Subaga Igu filan, Oo Gu’ baa Da'aye, Wax Shisheeye kaa soo galaa, Gaajo bixin waayaye, Garwaaqsadaay waano waa lagama guuraane.
See More

User

Macsarada iyo Subaga igu ogoow sxb 😂

User

Asw, saaxiibada page-ka ku xiran, waxa hawada dib soo gelinay website-ka Radio Buulo Xuubeey, Inkastoo Wali Shaqo ku socoto Kusoo dhawaada
https://www.rdbuuloxuubeey.co.uk/

User

" War ma deyradaan cun is lahaa, Baa Aniga Calaf iga dayday " #Maah-maahyadda Waraabaha ama Dhurwaaga Iyo Soomaalida. Qeybtii 2-aad." https://youtu.be/JaMYAVqkSgs

User

https://youtu.be/JaMYAVqkSgs

User

https://youtu.be/iTiS7Ub-p5U

User

#Dameerkaan Allihii uuntay ayaa u maqan!sawirkaan waxaa iiga baxay arragtiyo kala duwan, oo ay kamid tahay dadka nuucaan ula dhaqmay labadaan noole in aysan aqoon u laheyn midka tabarta iyo adkaysiga ku wanaagsan, mida kale hadaan sheego afka ayaa la igoosanayaa Allaheey ka Alle!.

User

Maxaad u taqaan magaca noolehaan?

User

Waa maxay Christmas Day? Halkee ayaa laga soo amaahday magaca Xmas? Waa Maxay waxa loola jeedo Boxing Day? Dhalashada Nabi Ciise Cs Buuga Bible-ka ma lagu xusay? https://youtu.be/c7xsWPUz6eU

User

https://youtu.be/c7xsWPUz6eU

User

https://youtu.be/nupnFcOtsZ4

User

#25 December maalinta ugu raashin cunista badan dunida.

User

Maxaa kurta loogu shubaa kulleelka, bunkoo karkaraaya kor loogu sidaa?

User

radio buulo xuubey is the only source that we get more information so I love it

User

it's important to me great one very special �����

User

Wow, I really like it, keep it up �, and Allah will reward you, Insha Allah. �

User

Waa page sida dhabta ah wax u dawiya mise u sheega man sha allah

User

Waa bog run ahaantii ka shaqeeya toosinta iyo tilmaamida bulshada dhinac diineed iyo mid maadi iyo mid bulshaba. aad baan ugu mahad celinayaa dhalinyarta hawshan culus u badheedhay una dhabar adaygtey. Ilaahay ha idinka abaalmariyo dadaalkiina.

User

The only page i checked everyday. I like every video you posted. Keep it up brother

User

Thanks about your full information keep up your job bro

User

Thanks

User

Masha allahu best somali channel

User

Masha Allah waa channel aan in badan wax ka faaiday oo nafsadeyna wax kabadalay hori usoco hormar wacan dhiiragelinta aad ino heyso

User

Maasha allaah waxad heysan baraarujin iyo faafinta wanaga kobcinta garaad ka iyo hoga tusaaleynta umada allaha idinka ajar siiyo waxad u istaagteen badbaadinta diinta iyo umada islaamka jazakumullaah

User

I like it.

User

I lik it

User

Good job brothers it's really great and i love it can't stop wachting

User

Good

User

Bogaan wa baga ugu wanaga iyo faa'iidada badan intaan arkay waana jeclahay inaan booqdo�

User

Amazing

User

A

User

Waa bog aad umuhiim ugu ah cidkastoo Af-somaliga kuhadligarta

Wallaahi waan xusuustaa muuqaalkii ugu horreeyay Ee leeyahay idaacadda buulo xuubeey waxaan daawaday 2015 wuxuuna ahaa muqaalkii igu soodaray siyaasadaha Adduunka