About Chelsea Fc Somalian Fans
Asc, waa page-ka aan ugu talo galnay taageerayaasha Soomaalida ah ee Chelsea, waxaadka heli kartaa warbixino iyo warar lu saabsan Chelsea Blues
Chelsea Fc Somalian Fans Description
Asc, waa page-ka aan ugu talo galnay taageerayaasha Soomaalida ah ee Chelsea, waxaadka heli kartaa warbixino iyo warar lu saabsan Chelsea Blues
Reviews
Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu gudubtay Wareega 32-ka kooxood ee Koobka Europe League.
Hal gool oo uu dhaliyay Oliver Giroud, ayaa si rasmi ah ay ugu gudubtay Kooxdu.
Alvaro Morata Man of the match
Meeqo Like ayuu u qalmaa Mr. Mora
โฝโฝ Alvaro Morata โฝ Pedro Rodriguez
11 kulan oo PL ah oo xidhiidh ah oo Aan laga badin Kooxda Chelsea
... 3 Barbar dhac iyo 8 Guulood.
See More
Line up ka rasmiga ah ee Vs Crystal palace
Asckum Fans ka Sharafta leh.
Sidii hore ay u balan qaadeen Admin ka page ku, waxaanu shaacin doonaa maalinka beri ah 5-Nov-2018 hadii alle ka dhigo, taageerayaasha page ka ku xidhan, qofkii ugu #Like ta badnaa iyo qof kii ugu #Comment ga badnaa, Tobankii kulan ee ugu horeeyay Xili Ciyaareedkan 2018/19 ee ay ciyaareen kooxda Chelsea FC.
Qiimayn, cadaalad ah oo aan eexasho iyo qof jeclaysi lahayn ayaa lagu sameeyay, loona soo xulay, waxaanu sugaynaa oo qudha inta ay labada Qof ...noosoo dirayaan sawiradooda.
Dhamaantiin aad baad umahadsan tihiin, Fans ka sharafta leh, La'antiin waxba muu ahaadeen page kani ๐๐๐
Waxaanu kale oo balan qaadaynaa in 10-ka kulan ee xigana aanu sidaas oo kale sameyn doono hadii alle nafta inoo daayo, Tobankaas kulan oo ka bilaabmi doona kulanka Berri (Axad) ee Chelsea vs Crystal palace.
FG: Sawirka hoose waa post gii anu ku shaacinay in aanu ku casuumi shakhsiyaadka guulaysta.
#Blues4Ever
See More
3๏ธโฃ goals 3๏ธโฃ assists
Ross Barkley wuxuu kasoo dhalaaley kulamadii kooxdu ciyaartey bishan October isagoo loomagaacabey tartamayaasha abaalmarinta eelayidhaahdo EA SPORTS Player of the Month! ๐ Ciyaartoyga ugu wanaagsan league ee bisha ... ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐
See More
Hadalkii macalin sari ee taam ahaanshaha Super Edin Hazard
Macalin Cesc Fabregas Respect ๐
Ciyaar Raaxo leh iyo Saddex dhibcood oo saafi ah
Score kii badis ka ahaa ee xili ciyaareedka oo dhan oo halkiisii kasii socda.
Burnley vs Chelaea
Line up ka Rasmiga ah
Ruben loftus Cheek Laba Gooooool Chelsea 2:0 BATE
Shaxda Rasmiga ah ee Ciyaarta caawa ee Europe League
Chelsea vs BATE
Blues Guul ๐ช๐ช
Xidiga ugu saamaynta badan kooxdeena ee Eden Hazard ayaa sheegay inuu kusii nagaanayo Bridge iyo sidoo kale London.
Wargayska Gazetta dello Sport ayaa shaaciyay in Eden Hazard uu goโaansaday in uu sii joogo Chelsea isaga oo waliba miiska loo saaray dalabka heshiiska cusub ee ay maamulka Blues ku doonayaan in uu saxiixo si uu waqti dheer ugu qaato Stamford Bridge.
Waxaa warbixintan lagu xaqiijiyay in Eden Hazard uu todobaadyada soo socda ogolaan doono saxiixida heshiiska cusub... ee ay Chelsea u soo bandhigtay kaas oo uu todobaadkii ku qaadan doono ยฃ300,000 kun oo gini.
#Ck
See More
Farqigii u dhaxeeyay Man United ve Chelsea.
Jimce Wacan Fans
Hazard Ciyaartoyga aduunka ugu fiican marka laga tago Ronaldo iyo Messi +++++++++++++++++++++++++++++++
Shabakada BBC Sports ayaa daaha ka rogtay warbixin lagu ogaanayay in jamaahiirta kubbada cagta aduunku ay kala goโaamiyaan ciyaartoyda aduunka ugu fiican marka aan codbixinta lagu darin Ronaldo iyo Messi.
... Eden Hazard ayaa loo doortay xidiga aduunka ugu fiican marka laga yimaado Messi iyo Ronaldo wuxuuna helay boqolkiiba 31% codbixintii lagu goโaamiyay xidiga Messi iyo Ronaldo ku soo xiga ee aduunka ugu fiican isaga oo ugu dhawaan helay laba jibaarka codadka xidigaha ku soo xiga.
Halkan kaga bogo Qaabkii Jamaahiirta Caalamku ay u goโaamiyeen Ciyaartoyda aduunka ugu fiican marka aan codbixinta lagu darin Ronaldo iyo Messi.
1. Eden Hazard โ 31% =2. Kylian Mbappe โ 16% =2. Luka Modric โ 16% 4. Neymar โ 9% =5. Mohamed Salah โ 8% =5. Kevin De Bruyne โ 8% 7. Other โ 5% 8. Virgil van Dijk โ 4% 9. Antoine Griezmann โ 3%
See More
Rasmi Super Eden Hazard ayaa loo doortay xidigii ugu wacnaa Bishii septemper ee Horyaalka premier League.
Captain ka qudha ee Ku guulaystay Shan Premier League waana Score u gaar ah Jhon Terry 26 , guud ahaana 15 koob.
Imisa Like ayuu inooga qalmaa Legend Terry.
Guushii caawa Eden Hazard 29 min Ross Barkley 57 min Alvaro Morata 90 min Hogaamiyayaasha horyaalka ... #come_on_chelsea
See More
#come_on_chelsea Guushii caawa
hala blues
Funy team, keep blue flag high, we are stars of landon, london is blue
Funny team, keep blue flag high, we are stars of Landon, London is blue
Chelsea best team keep blue flag high london is blue
I like this Clup